Biden oo la filayo in uu soo saaro amar la xiriira qulqulka muhaajiriinta

Madaxweyne Joe Biden ayaa maanta oo Talaado ah saxiixaya wareegto amar-madaxweyne oo xadidayso tirada dadka magangalyo doonka ah ee ka soo gdubaya xuduudda Mexico.

Warbixintan oo ay qortey VOA waxaa soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Biden oo la filayo in uu soo saaro amar la xiriira qulqulka muhaajiriinta