Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa shalay sheegay inuu cadho iyo qalbi jab dareemayo kadib markii duqayn ay Israel ka fulisay Gaza ay ku dhinteen toddoba qof oo ka tirsanaa koox gargaarka ka shaqaysa oo lagu magacaabo World Central Kitchen.
Warbixin ay arintan VOA ka qortay waxaa soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Biden oo caro ka muujiyey dilka Israel ay dad samafalayaal ahaa