Biden oo Aqalka Cad kula kulmay madaxda Japan iyo Philippines

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Khamiistii Aqalka Cad ku marti galiyey madaxda dalalka Philippines and Japan. Kulanka saddexda mas’uul ayaa lagu sheegay inuu ahaa farriin loo dirayey dawladda Shiinaha, gaar ahaan hab-dhaqankeeda Badda South China.

Warbixin ay VOA-du arrintan ka qortay waxaa soo koobaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Biden oo Aqalka Cad kula kulmay madaxda Japan iyo Philippines