Madaxweynaha talada ka sii degaya ee Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweynaha la doortay Donald Trump ayaa Axaddii shalay ka falceliyey burburka nidaamkii Madaxweynihii muddada dheer xukumayay Syria ee Bashar al-Assad.
Marka la eego danaha istaraatiijiga ah ee uu ka leeyahay Bariga Dhexe, Mareykanka ayaa la filayaa inuu si dhow ula socdo waxa ka socda Suuriya iyo sida xaaladdu noqon karto.