Biden iyo McCarthy oo baaq u diray xubnaha Congress-ka

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo hoggaamiyaha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Congaress-ka ayaa ku tirtirsiyey xubnaha labada xisbi ee Aqalka Congaress-ka inay ansixyaan heshiiska ay ka gaareen in la kordhiyo amaahda dawladdu soo qaadato, lana bixiyo kharashaadka dawladda.

Warbixin ay qortay VOA waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Biden iyo McCarthy oo baaq u diray xubnaha Congress-ka