Beesha caalamka oo IGAD u dirtay digniin ku saabsan dagaalka Sudan

IGAD

Shir-madaxeedki IGAD ee xalay lagu so geba-gabeeyey magaalada Jabuuti, ayey qeybaha dhaqaalaha iyo deeq bixiyayaasha caalamiga ah waxay cadaadis ku saareenIGAD sidii loo soo afjari lahaa dagaalka dalka Sudan, iyagoo uga digay in laga foojignaado in colaaddu ay kusii durugto gobolka.

Ramadan Muse ayaa warbixintan kasoo diray Jabuuti.

Your browser doesn’t support HTML5

Beesha caalamka oo IGAD u dirtay digniin ku saabsan dagaalka Sudan