Barnaamijka Qurbe: Xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed ee Alberta

Barnaamijka Qurbe waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dadaallo ay wadaan bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Alberta ee dalka Canada oo dambiyada iyo falalka xun looga wacyi-gelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed ee halkaas ku sugan.

Waxaa soo jeedinaya Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Qurbe: Xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed ee Alberta