Barnaamijka Hambalyada iyo waxaad ku maqli doontaan Habalyo laysu dirayo iyo heeso macaan.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad todobaad walba ku maqashaan hambalyo laysu dirayo iyo heeso aad u macaan, waxaana soo jeedinaya todobaadkan Caasho Ibraahim Aadan iyo Ibraahim Xasan Daanduray.