Barakacayaal ku sugan Mandheera oo kaalmo la gaarsiiyey
Mandera county Kenya
Mandhera —
Barakacayaal ku sugan deegaanka Mandheera ee Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa la gaarsiiyey kaalmo ka timid maamulka Bariga gobolka. Dadkan ayaa sheegay in baahi ay weli ka jirto deegaanka.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa soo diray wariyaha VOA-da ee Garissa Maxamed Faarax Shire.
Your browser doesn’t support HTML5
Barakacayaal ku sugan Mandheera oo kaalmo la gaarsiiyey