Bankigii ugu horreeyey ee Soomaali ah oo laga furay Itoobiya

Shabelle Bank

Bankiga Shabelle, waa bankigi ugu horreeyay oo ay Soomaali leedahay oo abid laga hirgeliyo dalka Itoobiya. Bankigan oo ku shaqeya hab waafaqsan nidamka bankiyada islaamiga ah ayaa fuliya adeegyo kala duwan.

Haddaba, wariyaha VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxman Gaataa ayaa sida bankiga uu markiisii hore ku billowday iyo ahmiyadda uu u leeyahay bulshada Soomaalida ka wareystay, guddoomiyaha bankiga Shabelle, Khadar Axmed Cabdi.

Your browser doesn’t support HTML5

Bankigii ugu horreeyey ee Soomaali ah oo laga furay Itoobiya