Addis-Ababa —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda cirka isku sii shareertay ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Ethiopia, ayada oo dowladda Soomaaliya ay maanta amrtay inuu dalka ka baxo safiirka Itoobiya, islamarkaana xirtay qunusliyado.
Falastiin Axmed Imaan ayaa soo jeedineysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Xiisadda kasii dareysa ee Soomaaliya iyo Itoobiya