Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Switzerland.
Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedineysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Xaaladda Soomaalida qaxootiga ku ah Switzerland