Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiriirka sii xoogaysanaya ee Maraykanka iyo India iyo saamaynta ay ku yeelan karto tartanka u dhexeeya Maraykanka iyo Shiinaha.
Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Saameynta xiriirka xoogeysanaya ee Mareykanka iyo India