Gaza —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta dagaalka Gaza uu ku yeeshay fahamka colaadda Bariga Dhexe iyo Qadiyadda Falastiiniyiinta.
Waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Saameynta dagaalka Gaza ee fahamka Qadiyadda Falastiiniyiinta