Bandhigga VOA: Maxaa iska bedelay xiriirka Mareykanka iyo dalalka Khaliijka?

Barnaamijka Bandhigga VOA ee todobaadkan oo ku saabsan xiriirka Maraykanka iyo dalalka Khaliijka iyo saamynta uu dagaalka Ukraine ku yeeshay; waxaa soo diyaariyay, sooona jeedinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA