Maraykanka Bandhigga VOA: Gobollada go'aamin doona doorashada Mareykanka Oktoobar 24, 2024 Arag Fikradaha Washington — Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay gobollada ugu muhiimsan ee go’aamin doona doorashada madaxweynaha Mareykanka ee loo yaqaano Swing States. Waxaa soo jeedinaya Ahmed Ali Sheikh. Your browser doesn’t support HTML5 Bandhigga VOA: Gobollada go'aamin doona doorashada Mareykanka