Toronto —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dadaallada wax looga qabanayo dhibaatooyinka haysta dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada, oo ay ugu horreeyaan dilalka.
Waxaa soo jeedinaya Xuseen Nuur Xaaji oo ku sugan Toronto.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Dilalka dhallinyarada Soomaaliyeed ee Canada