Baarlamanka Minnesota oo ogolaaday 'Maalinta Soomaalida'

Minnesota Soomaali

Minnesota Soomaali

Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa sanadkan loo ogolaaday arrin loogu yeeray “Maalinta Soomaalida ee Aqalka Baarlamaanka ee gobolka.”

Haddaba faa’iidada ay arrintan u leedahay bulshada Soomaalida ayaa Maxamuud Mascadde uu ka wareystay Maxamed Wardheere oo ka tirsan ururka Somali American Coalition.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamanka Minnesota oo ogolaaday 'Maalinta Soomaalida'