Australia oo soo kordhisay wasaarad u adeegta dadka keligood nool

Dowlada Australia ayaa wasaaradaheeda kusoo kordhinaysa wasaarad cusub oo u adeegta dadka keligood nool ee cidlada dareema.

Wariyaha VOA da ee qaaradda Australia Ibrahim Cumar Baafo ayaa arrintan ka wareystay Cabdicasiis Faarax oo bare ka ah Jaamacad ku taaalla magaalada Melbourne, ugu horeyna waxa uu weydiiyey baahida keentay in wasaarad noocan ah lasoo kordhiyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Australia oo soo kordhisay wasaarad u adeegta dadka keligood nool