Afrika Askar lagu dilay qarax ka dhacay Gaarisa Febraayo 24, 2023 Gaarisa — Laba askari ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax deegaanka Gaarisa lagula beegsaday gaari ay lahayeen ciidmada booliska ee dalka Kenya. Wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan kasoo diray Gaarisa. Your browser doesn’t support HTML5 Askar lagu dilay qarax ka dhacay Gaarisa