Ardayda Soomaalida ee wax ka barata dugsiyada sare ee Kenya ayaa ka mid noday ardayda safka hore kasoo gashay natiijooyinkii imtixaanka fasalka ugu danbeeya ee dugsiga sare ee Kenya.
Sidoo kale, iskuullada ay Soomaalida maamusho ee magaalada Nairobi, ayaa iyana ay ardaydu guulo soo hooyeen.