Aqalka Wakiilada oo u codeeyey in xilka laga qaado Alejandro Mayorkas

Xubnaha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa xalay u codeeyay in mansabka laga xayuubiyo wasiirka Amniga Gudaha Alejandro Mayorkas.

Jamhuuriga ayaa ku eedeeyay Mayorkas in uu mas'uul ka yahay qulqulka muhaajiriinta sharci-darrada ah ee sanadkii hore ka soo gudbayay xadka Mareykanka iyo Mexico.

Warbixin uu soo diray wariyaha VOA Ken Bredemeier, waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Aqalka Wakiilada oo u codeeyey in xilka laga qaado Alejandro Mayorkas