Aqalka Cad oo rajo xumo ka muujiyey safarka Xi ee Moscow
Moscow —
Iyadoo Xi Jinping uu soo gaba-gebeynayo booqashadiisa saddexda maalmood aheyd ee uu ku tagay Moscow, ayaa Aqalka Cad waxa uu rajo xumo ka muujiyay in wada-hadallada hogaamiyaha Shiinaha uu la yeeshay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu dhabbaha u xaaro inuu soo afjaro dagaalka Ukraine.
Wariyaha VOA-da Patsy Widakuswara ayaa warbixintan diyaarisey. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Aqalka Cad oo rajo xumo ka muujiyey safarka Xi ee Moscow