Maraykanka Amuuraha Mareykanka: Maxkamadeynta Donald Trump Abriil 23, 2024 Arag Fikradaha Manhattan — Barnaamijka Amuuraha Mareykanka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay maxkamadeynta madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo ka socota degmada Manhattan ee magaalada New York. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere. Your browser doesn’t support HTML5 Amuuraha Mareykanka: Maxkamadeynta Donald Trump