Amuuraha Mareykanka: Doorashooyinka Super Tuesday ee maanta dhacaya

Barnaamijka Amuuraha Maraykanka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorashooyinka Super Tuesday ee maanta ka dhacaya Mareykanka iyo go’aanka ay Maxkamadda Sare ku diiday isku day ay gobollada qaar ugu diidi lahaayeen Trump inuu tartamo.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Mareykanka: Doorashooyinka Super Tuesday ee maanta dhacaya