Maraykanka Amuuraha Maraykanka: Dacwadaha uu wajahayo Trump Luuliyo 25, 2023 Arag Fikradaha Washington — Barnaamijka Amuuraha Maraykanka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka sharci ee haysta madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, oo wajahaya dacwado kala duwan oo heer federal iyo heer gobol ah. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan. Your browser doesn’t support HTML5 Amuuraha Maraykanka: Dacwadaha uu wajahayo Trump