Amuuraha Islaamka: Xiriirka Sacuudiga iyo Mareykanka kadib dilkii Khashogi 

USA-SAUDI/

Barnaamijka Amuuraha Islaamka, waxaan toddobaadkan ku eegeynaa xiriirka dowladaha Sacuudiga iyo Mareykanka kadib dilkii wariye Jamal Khashogi.

Barnaajimka waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka.mp3