Qaahira —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu ku saabsan yahay xiriirka soo hagaagaya ee Masar iyo Turkey kadib sanado uu liitay, ayada oo toddobaadkan uu Qaahira booqday madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan.
Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Amuuraha Islaamka: Xiriirka Masar iyo Turkey ee dib usoo hagaagaya