Tehran —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay suurta-galnimada ah inuu dib usoo laabto xiriirka Iran iyo Masar kadib markii dhowaan ay kulmeen wasiirada arrimaha dibedda ee labada dal.
Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Amuuraha Islaamka: Xiriirka Iran iyo Masar dib ma usoo laaban karaa?