Dimishiq —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay suurta-galnimada xiriir dhex-mara maamulka cusub ee Suuriya iyo Israel. Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Amuuraha Islaamka: Xiriir dhex-mari kara Israel iyo Suuriya