Caalamka Amuuraha Islaamka: Xiisadda Iran iyo Israel October 04, 2024 Arag Fikradaha Tehran — Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan Iran iyo Israel, kadib markii Tehran ay weerar gantaallo ku qaaday Tel-Aviv, iyo nooca jawaab ee ay bixin karto Israel. Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil. Your browser doesn’t support HTML5 Amuuraha Islaamka: Xiisadda Iran iyo Israel