Amuuraha Islaamka: Walaaca Israel ay ka qabto Suuriya

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelka ka dhacay dalka Suuriya, iyo sida uu walaac ugu abuuray Israel. Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaacil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Walaaca Israel ay ka qabto Suuriya