Amuuraha Islaamka: Turkiga 'oo dhaxlaya' saameyntii Faransiiska ee Afrika

Erdogan

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida Turkiga u dhaxlayo saameyntii Faransiiska ee dalalka Muslimka ah ee Galbeedka Afrika.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Turkiga 'oo dhaxlaya' saameyntii Faransiiska ee Afrika