Amuuraha Islaamka: Turkiga oo beeniyay inuu debcinayo xannibaadda Israa'iil

Erdogan

Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Turkiga ayaa beeniyay in dalkiisu uu khafiifinayo xannibaad ganacsi oo uu hore ugu soo rogay dalka Israa'iil, isaga oo waxba kama jiraan ku tilmaamay hadallo ay qortay warbaahintu.

Barnaamijka Amuuraha Islaamka ayaa ku eegeynaa qodobkan, waxaana soo saaray barnaamijka soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amura Islaamka