Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; suurta-gal ma tahay heshiis dhex-mara Israa’iil iyo Xamaas oo lagu soo afjaro dagaalka u dhaxeeya labada dhinac, marka la eego shuruudaha mid walba uu hordhigayo heshiiska?
Waxaa London ku soo diyaariyey Cabdixafiid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Amuuraha Islaamka: Suurta-gal ma tahay heshiis dhex-mara Israa’iil iyo Xamaas?