Amuuraha Islaamka: Sacuudiga iyo UAE oo Maraykanka ka diiday inay kordhiyaan wax soo saarka shidaalka

Barnaamjika Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegi doonna xiriirka Maraykanka kala dhexeeya dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka oo diiday inay soo saaraan shidaal dheeri ah.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee magaalada London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka