Amuuraha Islaamka: Muxuu Faransiiska u mamnuucay cabbaayadaha gabdhaha Muslimiinta?

Muslim Paris

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaakan ku saabsan yahay go’aanka dowladda Faransiiska ay goobaha waxbarashada uga mamnuucday cabbaayadaha ay xirtaan gabdhaha Muslimiinta.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Muxuu Faransiiska u mamnuucay cabaayadaha gabdhaha Muslimiinta?