Amuuraha Islaamka: Maxaa Suuriya u xiga ridistii Bashar al-Asad?

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelka siyaasadeed ee ka dhacay dalka Suuriya, halkaasi oo in ka badan 50 sano kadib xukunka laga tuuray qoyska Al-Asad, iyo waxa xiga hadda.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Maxaa Suuriya u xiga ridistii Bashar al-Asad?