Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababaha ugu wacan xasaradaha siyaasadeed ee mar kasta ka dhaca dalka Pakistan, oo ay ka mid yihiin afgambiyada iyo siyaasiyiinta la xabiso.
Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Amuuraha Islaamka: Maxaa qalalaasaha siyaasadeed ku badiyey Pakistan?