Amuuraha Islaamka: Maxaa Faransiiska looga nacay dalalkii Islaamka ee uu gumeysan jiray?

Emmanuel Macron

Emmanuel Macron

Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cadaawadda sii kordheysa ee Faransiiska looga qaaday dalalkii uu horey u gumeysan jiray, gaar ahaan kuwa Islaamka.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Maxaa Faransiiska looga nacay dalalkii Islaamka ee uu gumeysan jiray?