Amuuraha Islaamka: Khilaafka boqortooyada Sacuudiga iyo dowladda Mareykanka

Biden iyo Mohammed bin Salman

Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhexgalay dowladda Mareykanka iyo Boqrtooyada Sacuudi Carabiya oo ah saaxiibka ugu weyn ee Mareykanka ee Bariga Dhexe, kaas oo salka ku haya arrimaha shidaalka.

Haddaba, Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xiriirka labada dal, waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya wariyaha VOA-da ee London, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka.mp3