Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay jawaabta dalalka Carabta ee ku wajahan dagaalka Xamas iyo Israel iyo duqeynta ay ciidamada Israel ay weli ku hayaan Marinka Gaza.
Waxaa soo jeedinaya Cabdixafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Amuuraha Islaamka: Jawaabta Carabta ee dagaalka Israel iyo Xamas