Amuuraha Islaamka: Hanjabaadda reer galbeedka ee ka dhanka ah Iran

Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobadkan waxaan ku egeynaa dalka reer galbeedka oo cunaqabateyn ugu hanjabay waddanka Iran.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka