Amuuraha Islaamka: Hanjabaadda Iiraan ee ka dhanka ah Israa'iil

Iran Israel Palestinians

Iran ayaa sheegtay inay Israa'iil uga aargudan doonto weerar cirka ah oo lagu dilay laba ka mid ah jeneraaladeeda iyo shan la taliyeyaal ciidan oo ka dhacay xarunta Dimishiq, taas oo sare u qaadaysa khatarta ah in ay sii korodho colaadda Bariga Dhexe.

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa wacad ku maray in uu ka aargoosan doono.

Haddaba barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa hanjabaadda Iran ee ka dhanka ah Israa'iil, waxaana soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Amuuraha Islaamka