Amuuraha Islaamka: Booqashada Abbas Araghchi ee dalalka Carabta

Wasiirka arrimaha dibedda Iran Seyed Abbas Araghchi

Barnaamijkii Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay booqasho uu wasiirka arrimaha dibedda Iran ku tegay magaalada Qaahira iyo dalal kale oo Carbeed, iyo waxa ay ka qaban karto xiisadda dagaal ee Bariga Dhexe.

Waxaa London noogu soo diyaariyey Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Booqashada Abbas Araghchi ee dalalka Carabta