Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, kaliya 8.8% codbixiyayaasha Tunisa ayaa codkooda dhiibtay doorashadii baarlamaanka ee Sabtidii dhacday, kadib markii inta badan xisbiyada siyaasadda ay qaadaceen codbixintan oo ujeedkoodu ahaa in lagu soo kordhiyo awoodda madaxweyne Kais Saied.
Haddaba Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan ku eegeyna doorashadan, waxaana soo diyaariyay soona jeedinayaa wariyaha VOA-da ee London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Amuuraha Islaamka.mp3