Sawirro: Weerarkii Xarunta Waxbarashada

Mid ka mid ah askarta dowladda

Dad caawinaya gabar ku dhaawacantay weerarka

Askara dowladda oo dul taagan maydadka dabelyda al-Shabaab ee weerarka fulisay

burburka baabuurkii qaraxa geystay

Qof ka caraya goobta uu ka dhacay weerarka

Nin ka cararaya oo dhaafay mayd dhulka yaalla

qof ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarka

Haweeyan ku dhaawacantay weerarka oo la caawinayo