Al-Sadr oo baaq u diray taageerayaashiisa xilli ay xiisad ka taagan tahay Iraq

Hoggaamiyaha Shiicada ah ee dalka Ciraaq Moqtada Al-Sadr ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay ka baxaan goobaha dawladda ee magaalada Baqdaad oo iska horimaad uu ku dhexmaray ciidamada amniga.

Rabshadahan ayaa bilowday kadib markii Al-Sadr uu shalay ku dhowaaqay inuu siyaasadda ka fariisanyo kadib muran siyaasadeed oo muddo soo jiitamayey. Ilaa 30 qof ayaa ku dhimatay rabshadahan.

Warbixintan ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa inoo soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Al-Sadr oo baaq u diray taageerayaashiisa xilli ay xiisad ka taagan tahay Iraq