Sawirro: Diyaaradda Air Asia ee la Waayay

Shaqaalaha garoonka diyaaradaha oo eegaya khariiradda Indonesia. Shirkadda ayaa ka furtay xafiis garoonka diyaaradaja Juanda si loogala socdo akhbaarta la xiriirta diyaaradda la waayay. 

Macluumaadka diyaaradda la la' yahay ee ku qoran liiska duulimaadyada ee garoonka Changi Airport ee Singapore, Dec. 28, 2014.

Qoysaska rakaabka oo eegaya liiska magacyada rakaabka. 

Ehelada rakaabka diyaaradda airasia QZ8501 oo ku sugan garoonka  Juanda ee Surabaya, East Java, Indonesia, Dec. 28, 2014.

Ehelada rakaabka diyaaradda la la' yahay. Juanda International Airport in Surabaya, East Java, Indonesia, Dec. 28, 2014.

Mid ka mid ah ehelada rakaabka oo TV-ga ka daawanaya wararka la xiriira diyaaradda la la' yahay.  

Kooxda baadhitaanka oo ku sugan garoonka ciidamada cirka Indonesia, waxayna isku diyaarinayaan inay u baxaan meelaha loo malaynayo in diyaaraddu ay ku luntay. 

Qoysaska rakaabkii diyaarada oo macluumaad ku sugaya garonka diyaaradaha Juanda, Surabaya, Dec. 28, 2014.