Abiy oo daah-furay dhismaha xarun dalxiis oo laga sameynayo gobolka Soomaalida

Abiy

Wefti uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed oo booqasho ku jooga deegaanka Soomaalida ayaa daahfuray mashruuc dhismaha xarun weyn oo dalxiis, taas oo loogu magac daray Shabeeley.

Haddaba wararkii ugu dambeeyey waxaa inoo soo diray weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Abiy oo daah-furay dhismaha xarun dalxiis oo laga sameynayo gobolka Soomaalida